Qaamuuska Asalka
diirane
(-nayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorsoomaha madax bannaan. Waxa kale loo yaqaan wehliyaha xigsineed ama fansaar diiran. .
Erayo la-mid ah
diirKulayl, uumi.diir1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.diir-hoose(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhi…diirad(nax.) Marka uu qof hadlayo, weer kastoo ka mid ah warkiisa …diiradAalad lagu kala garto jahooyinka, leh qaab sacadeed oo lagu …diiradaynMarka diirad la saaraayo qayb ka mid ah weerta (eeg diirad 2…diiradeeyeQurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (ee…diirane-koowaad(xis.) Fansaarka j = f(x) waa d. k. marka uu diiranihiisu ya…

