Qaamuuska Asalka
diirdiir-xariireed
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc diirdiirta ka mid ah oo dunta xariirta sameysa.
Erayo la-mid ah
diirKulayl, uumi.diir1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.diir-hoose(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhi…diirad(nax.) Marka uu qof hadlayo, weer kastoo ka mid ah warkiisa …diiradAalad lagu kala garto jahooyinka, leh qaab sacadeed oo lagu …diiradaynMarka diirad la saaraayo qayb ka mid ah weerta (eeg diirad 2…diiradeeyeQurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (ee…diirane(xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorso…

