0

duufsan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Wax la duufsaday noqosho.

0

duufsanaan

m f dh

ld duufsanaansho.

0

duufsanaansho

m l

/dh ld duufsanaan.

0

duufsasho

m f dh

ld duufsad, duufsi.

0

dųufsasho

m dh

įifsasho.

0

duufsi

m l

Eeg: duufsasho

0

dųufsi

m l

įifsasho.

0

duufso

f g3 (-saday, -satay)

Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.

0

dųufso

f mg3 (-saday, -satay)

įifso.

0

duug

m dh

1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.

0

duug4

f g1 (-gay, -gtay)

1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.

0

duugan

f mg4 (-gnaa, -gnayd)

Wax la xabaalay ahaansho.

0

duugid

m f dh

ld duug² (2), duugis.

0

duugis

m dh

Eeg: duugid

0

duugkufaar

m l (-rro, m.dh)

Hanti weyn oo ka kooban badanaa dahab iwm oo ummado hore looga haray.

0

duugmid

m f dh

Eeg: duugan¹

0

duugmo

m dh

1. Daliigidda qof muruqyadu xanuunayaan la daliigo. 2. Jilcinta harag la jilciyo, iyada oo la daliigayo.

0

duugnaan

m f dh

ld duug-naansho.

0

duugnaansho

m l

/dh ld duugnaan.

0

duugoobid

m f dh

ld duugow¹.

0

duugow

m l

Eeg: dugoobid

0

duuh

f a

I tus!

0

duul

f mg1 (-uulay, -uushay)

1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid.

0

dųul

m l (-lal, m.l)

1. Dad aad u badan oo aan la aqoon. 2. Jinni.

0

duulaa

m l

Halaq halis ah, boodda dheer oo madow.

0

dųulal

m l

/dh ld dųul¹ (2).

0

duulduul

m l

1. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2. ld duulduulid.

0

duulduulid

m f dh

ld duulduul¹ (2).

0

duule

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof dhibaato badan, dhallin yar.

0

dųule

m l (-layaal, m.l/dh)

Col; qof dųulaya.

0

duuli

f g2 (-iyay, -isay)

Diyaarad iwm hawada dhexdeeda ku wadid.

0

dųuli

f g2 (-iyay, -isay)

Col dagaal u hoggaamin.

0

duulid

m f dh

ld duulis.

0

dųulid

m f dh

ųul². ld dųulis.

0

duulin

m f dh

Eeg: duuli

0

dųulin

m f dh

ųuli.

0

duulis

m dh

Eeg: duulid

0

dųulis

m dh

ųulid.

0

duuliye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Qof diyaaradaha wada.

0

dųuliye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Taliye.

0

dųullaan

m l

1. ld dųullan, dųullimaad. Aadidda col dagaal aado. 2. D. ah: col in ay dagaal qaadaan u socda.

0

dųullan

m l

ųullaan (1).

0

duullimaad

m l

Ku socoshada diyaarad, shimbir iwm hawada ku dhex socdaan.

0

dųullimaad

m l

ųullaan (1).

0

duumadhawr

m dh

1. Gabar yar, oo aan weli qaan gaarin oo xigsiisan loo siiyay nin walaasheed ka dhimatay. 2. Koox caafimaad ah oo la dagaallanta cudurka kaneecada.

0

duumo

m dh (daaw.)

Cudur qandho qabow iyo kulayl isugu jirta leh oo dadku ka qaadaan kaneecada nooceeda dheddig.

0

duun

m l

D.kayga, d.kaaga iwm: laftayda, laftaada iwm.

0

duunkiyeel

m l

Qof madax adag oo aan talada dadka raacin ee sidii uu doono yeela.

0

duunyo

m dh

1. Hanti, maal. 2. Bahaayin.

0

duur

m l

1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2. D.gal: duudgaloobidda (qof). 3. (-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.

0

duurgal

m l

1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa ka carara. 3. Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya. 4. ld duurgelid.

0

duurgaloobid

m dh

Eeg: duudgaloobid

0

duurgalow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Eeg: duudgalow²

0

duurgelid

m dh

Diididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal (2).

0

duurjoog

m dh

1. ldcidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).

0

duurxul

f mg1 (-ulay, -ushay)

U d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.

0

duurxulid

m f dh

ld duurxul¹ (2).

0

duw

f g

/mg1 (-uway, -uday; f.a: du') 1. (f.g) Wax leexin. 2. (f.g) Cid wax tusid. 3. (f.mg)Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin. 4. (f.mg) Isku d./isu d.: wax isku dubbarrid.

0

duwali

m l

1. Wax dawladaha adduunka oo dhan u dhexeeya. 2. ld dowli 1 (2).

0

duwan

f mg4 (-naa, -nayd)

1. Ka d.: wax la duway ahaansho. 2. Kala d.: wax, wax kale aan la nooc ahayn ahaansho.

0

duwanaan

m f dh

ld duwanaansho.

0

duwanaansho

m l

/dh eeg duwanow. ld duwanaan.

0

duwanow

f mg3 (-naaday, -nnatay)

Ka d.: wax aan wax kale la nooc ahayn noqosho.

0

duwasho

m f dh

Eeg: duwo

0

duwid

m f dh

Eeg: duw

0

duwo

f g3 (-uday/-uwaday, -uwatay)

Wax leexsasho (cid).

0

dux

m dh

Dufan, dheef, shux.

0

dux-foosfeyt

m l (-tyo, m.dh)

(kiim.) Dux ay ku jirto koox foosfeyt oo qayb muhiim ka ah molikiyuulka. Waxa laga soo dhiraan dhirriyey gilisarool ku dhegsan laba asiidh duxeed, koox foosfeyt iyo beys naytaroojiin. D. f.ku waa waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka samaysanyihiin xuubabka unuggu.

0

duxi

f g2 (-xiyay, -xisay)

Laf iwm dux ka dhalin.

0

duxid

m f dh

Eeg: dux³

0

duxin

m f dh

ld duxis.

0

duxis

m l

Eeg: duxin

0

duxsad

m l

Eeg: duxsasho

0

duxsasho

m f dh

ld duxsad, duxsi.

0

duxsi

m l

Eeg: duxsasho

0

duxso

f mg3 (-saday, -satay)

Laf iwm dux ka miirasho.