Qaamuuska Asalka
duulduul
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2. ld duulduulid.
Erayo la-mid ah
duulHeer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka koā¦duul1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaaradā¦duulaaHalaq halis ah, boodda dheer oo madow.duulduulidld duulduul¹ (2).duuleQof dhibaato badan, dhallin yar.duuliDiyaarad iwm hawada dhexdeeda ku wadid.duulidld duulis.duuliyeQof diyaaradaha wada.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
