Qaamuuska Asalka
duurgal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa ka carara. 3. Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya. 4. ld duurgelid.
Erayo la-mid ah
duur1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2.…duurgelidDiididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal …duurjoog1. ldcidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfi…duurxul1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.duurxulU d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.duurxulidld duurxul¹ (2).

