Qaamuuska Asalka
duurjoog
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ldcidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).
Erayo la-mid ah
duur1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2.…duurgal1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa k…duurgelidDiididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal …duurxul1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.duurxulU d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.duurxulidld duurxul¹ (2).

