Qaamuuska Asalka
duur
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2. D.gal: duudgaloobidda (qof). 3. (-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.
Erayo la-mid ah
duurgal1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa k…duurgelidDiididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal …duurjoog1. ldcidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfi…duurxul1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.duurxulU d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.duurxulidld duurxul¹ (2).

