Qaamuuska Asalka
duurgelid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Diididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal (2).
Erayo la-mid ah
duur1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2.…duurgal1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa k…duurjoog1. ldcidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfi…duurxul1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.duurxulU d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.duurxulidld duurxul¹ (2).

