0

dunmid

m f dh

Eeg: duman¹

0

dunnayn

m f dh

Eeg: dunnee

0

dunnee

f g2 (-neeyay, -naysay)

Gacan duuban cid si xoog ah ugu dhufasho.

0

dunno

m dh

Ku dhufashada cid si xoog ah loogu dhufto gacan duuban.

0

dunqaare

m l

1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).

0

dunqaaree

f g2 (-reeyay, -reysay)

Weel-caanood dalool yar u yeelid.

0

dunqaareyn

m f dh

Eeg: dunqaaree

0

dunqaaro

m dh

1. ld dunqaare. Caws dhaadheer oo dooxooyinka ka baxa. 2. Waxa Eebbe abuuray ee aan dadka ahayn.

0

dunsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la dumiyey ahaansho.

0

dunsanaan

m f dh

ld dunsanaansho.

0

dunsanaansho

m l

/dh ld dunsanaan.

0

dunuunuc

f mg1 (-cay, -cday)

Eeg: gunuunuc²

0

dunuunucid

m dh

Eeg: gunuunucid

0

dunyir

m l

Doonidda gabar yar oo sebi ah iyadoo galaamad lagu riwamayo.

0

duq

m l (-qey/-qeyti, m.dh)

1. (-qow, m.dh) Qof da' weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.

0

duqee

f g

/mg2 (-qeeyay, -qeysay) 1. (f.g) Hub culus meel ku garaacid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.mg) Kharabid (matoor). 4. (f.mg) Ka d.: arrin oday ka noqosho.

0

duqey

m dh w

1 (2).

0

duqeyn

m f dh

Eeg: duqee

0

duqeyti

m dh w

1 (2).

0

duqlaal

f g1 (-aalay, -aashay)

1. Cid dulmiyid. 2. Wax juqa-juqayn.

0

duqlaalid

m f dh

Eeg: duqlaal

0

duqnimo

m dh

Duq ahaansho.

0

duqoobid

m f dh

ld duqow¹.

0

duqow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Duq noqosho.

0

duqsi

m l

Cayayaan, duula, laba baal iyo lix addin leh, meelaha wasakhada ka dhasha oo ka qayb qaata faafinta cudurrada. ld daqsi, diqsi, tixsi.

0

duqus

m l

Nooc badarka ka mid ah, miro yaryar oo madow leh, waambaha u eg oo canjeerada laga sameysto. ld dukhun.

0

duqush

m l (-shyo, m.dh)

1. ld doqosh.2. Luuq.

0

dur

f g1 (-ray, -rtay)

1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.

0

dųr

m l

1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.

0

duraab

m dh

Biyo maax ah oo ceel ku jira.

0

duraabid

m f dh

Eeg: duraab²

0

duray

m l (daaw.)

Cudur fiirus keeno oo dunida oo dhan ku faafsan kaas oo keena halamacoodka sanka, cunaha iyo dhuumaha neefta. Cudurka waxa la isku qaadsiiya qufaco iyo hindhisada.

0

durba

m dh fk

D./d.diiba: si degdeg ah, la raagis la'aan, ciyow.

0

durbaan

m l (-nno, m.dh)

(muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya. ld gurbaan.

0

durbaansan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax qaab durbaan leh ahaansho.

0

durbaansanaan

m f dh

egg durbansan. ld durbaansanaansho.

0

durbaansanaansho

m l

/dh eeg durbaansan. ld durbansanaan.

0

durbadiiba

m dh fk

Eeg: durba

0

durdur

f mg1 (-ray, -rtay)

Biyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.

0

durdur-kulul

m l (-rro ..., m.dh)

(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.

0

durduri

f mg2 (-iyay, -isay)

Biyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.

0

dųrduri

f mg2 (-iyay, -isay)

Si culus u ordid (geel); baabbacayn.

0

durdurid

m f dh

Eeg: durdur²

0

durdurin

m f dh

ld durduris.

0

dųrdurin

m f dh

ųrduri. ld dųrduris.

0

durduris

m l

Eeg: durdurin

0

dųrduris

m l

ųrdurin.

0

dųrduro

m dh

Orod xawli ah oo geela iwm ordaan.

0

durduur

m dh

1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.

0

durduurasho

m f dh

Eeg: durduuro

0

durduurid

m f dh

Eeg: durduur²

0

durduuro

f mg3 (-rtay, -ratay)

Xoolo biyo ku noq-noqosho.

0

dure

m l

Jiilaalka bartamihiisa.

0

dureeme

m l

Eeg: dareemo

0

dureemo

m dh

Eeg: dareemo

0

dureer

f mg1 (-ray, -rtay)

Eeg: dareer²

0

dureeri

f g2 (-iyay, -isay)

(1).

0

dureerid

m dh

Eeg: dareerid

0

dureerin

m dh

Eeg: dareerin¹

0

dureersad

m l

Eeg: dareersasho

0

dureersasho

m dh

Eeg: dareersasho

0

dureerso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: dareerso

0

durey

m l

Hargab.

0

dureysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax durey hayo ahaansho.

0

dureysnaan

m f dh

ld dureys-naansho.

0

dureysnaansho

m l

/dh ld dureysnaan.

0

durgeyshabeel

m l

Mukulaal-duur, weyn oo barabaraha shabeelka oo kale leh. ld dargashabeel.

0

durgi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: durki

0

durgin

m dh

Eeg: durkin

0

durgis

m l

Eeg: durkin

0

duri

f mg1 (-ryay, -riday; -ryi)

Hargabid.

0

durid

m f dh

Eeg: dur

0

duriyad

m l (-do, m.l)

Qofka ama noolaha kale ee leh awoowe, ayeeyo, ama awoowe awoowihiisa.

0

durji

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: durki

0

durjid

m dh

Eeg: durkid

0

durjin

m dh

Eeg: durkin

0

durjis

m l

Eeg: durkin

0

durjisad

m l

Eeg: durugsasho

0

durjisan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Eeg: durugsan

0

durjisasho

m dh

Eeg: durugsasho

0

durjisi

m l

Eeg: durugsasho

0

durjisnaan

m dh

Eeg: durugsanaan

0

durjisnaansho

m l

/dh ld durugsanaan.

0

durjiso

f g3 (-stay, -satay)

Eeg: durugso

0

durki

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax meel yiil sikin. 2. Wax fogeyn. ld durgi, durji, durqi.

0

durkid

m f dh

ld durjid, durqid, durqis².

0

durkin

m f dh

ld durgin, durgis, durjin, durjis, durkis, durqin.

0

durkis

m l

Eeg: durkin

0

durmad

m dh (-do, m.l)

Eeg: dummad

0

durqi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: durki

0

durqid

m dh

Eeg: durkid

0

durqin

m dh

Eeg: durkin

0

durqis

m dh

Eeg: durkid

0

durqun

m l

Hadal xaniif iyo gardarro leh oo la is dhaafsado.

0

durraamad

m l

Eeg: durraamasho

0

durraamasho

m f dh

ld durraamad.

0

durraamo

m dh kh (-ooyin, m.l)

D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.

0

durrin

m dh (-imo, m.dh)

Dhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.

0

durriyad

m dh

Dad aabbe keliya ka soo wada farcamay.

0

durruje

m l (-jayaal, m.l/dh)

Nooc quraca waaweyn ka mid ah.