Qaamuuska Asalka
durugso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax meel yaal sikisasho.
Erayo la-mid ah
duruf1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan…durug1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.durugsan1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld du…durugsanaanld durjisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.durugsanaansho/dh ld durugsanaan.durugsashold durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad,duruqsanaansho/dh ld durugsanaan.duruuf1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
