Qaamuuska Asalka
duruf
(duruf/-fyo/-ruuf, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.
Erayo la-mid ah
durug1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.durugsan1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld du…durugsanaanld durjisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.durugsanaansho/dh ld durugsanaan.durugsashold durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad,durugsoWax meel yaal sikisasho.duruqsanaansho/dh ld durugsanaan.duruuf1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
