Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durugsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.

Erayo la-mid ah

duruf1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan…durug1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.durugsanaanld durjisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.durugsanaansho/dh ld durugsanaan.durugsashold durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad,durugsoWax meel yaal sikisasho.duruqsanaansho/dh ld durugsanaan.duruuf1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms