Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durug

(-rkay, -rugtay; -rki)
Falmg1

Macnaha

1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.

Erayo la-mid ah

duruf1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan…durugsan1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld du…durugsanaanld durjisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.durugsanaansho/dh ld durugsanaan.durugsashold durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad,durugsoWax meel yaal sikisasho.duruqsanaansho/dh ld durugsanaan.duruuf1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms