Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durdur

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. 2. D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.

Erayo la-mid ah

durdur-kulul(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo…durduriBiyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.durdurinld durduris.durduur1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.durduurXoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.durduuroXoolo biyo ku noq-noqosho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms