Qaamuuska Asalka
durdur-kulul
(-rro ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.
Erayo la-mid ah
durdur1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. …durdurBiyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.durduriBiyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.durdurinld durduris.durduur1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.durduurXoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.durduuroXoolo biyo ku noq-noqosho.

