Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durduri

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

Biyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.

Erayo la-mid ah

durdur1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. …durdurBiyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.durdur-kulul(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo…durdurinld durduris.durduur1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.durduurXoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.durduuroXoolo biyo ku noq-noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms