Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durduuro

(-rtay, -ratay)
Falmg3

Macnaha

Xoolo biyo ku noq-noqosho.

Erayo la-mid ah

durdurBiyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.durdur1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. …durdur-kulul(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo…durduriBiyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.durdurinld durduris.durduur1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.durduurXoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms