Qaamuuska Asalka
dur
(-ray, -rtay)Falg1
Macnaha
1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.
Erayo la-mid ah
duraabBiyo maax ah oo ceel ku jira.duraabCeel maaxasho.durayCudur fiirus keeno oo dunida oo dhan ku faafsan kaas oo keen…durbaD./d.diiba: si degdeg ah, la raagis la'aan, ciyow.durbaan(muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dah…durbaansanWax qaab durbaan leh ahaansho.durbaansanaanegg durbansan. ld durbaansanaansho.durbaansanaansho/dh eeg durbaansan. ld durbansanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
