Qaamuuska Asalka
duman
(-ummay, -umantay; -unmi)Falmg1
Macnaha
Isu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).
Erayo la-mid ah
dumaaCaws gaboobay.dumaal1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore gu…dumaalNaag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.dumaalidld dumaalis.dumaashiNin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.dumaashiQof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.dumarDadka intiisa dheddig.dumarnimoDumar ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
