Qaamuuska Asalka
dumaa
MagacLafdheeri
Macnaha
Caws gaboobay.
Erayo la-mid ah
dumaal1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore gu…dumaalNaag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.dumaalidld dumaalis.dumaashiNin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.dumaashiQof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.dumanIsu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).dumanWax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).dumarDadka intiisa dheddig.

