Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dumaashi

(-iyaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.

Erayo la-mid ah

dumaaCaws gaboobay.dumaal1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore gu…dumaalNaag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.dumaalidld dumaalis.dumanIsu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).dumanWax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).dumarDadka intiisa dheddig.dumarnimoDumar ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms