Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dumaal

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.

Erayo la-mid ah

dumaaCaws gaboobay.dumaalidld dumaalis.dumaashiNin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.dumaashiQof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.dumanIsu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).dumanWax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).dumarDadka intiisa dheddig.dumarnimoDumar ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms