Qaamuuska Asalka
dareemo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Caws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gammaanka, geelu jecelyihiin. ld dareeme (3), dureeme, dureemo.
Erayo la-mid ah
dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.dareeme1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafley…dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar …dareen1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. W…dareen1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax …dareen-indheed(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada t…dareen-xanuun(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo bad…dareensanWax, wax dareemay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
