Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dareen-xanuun

(-eemo ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo badanaa raaca lareemayaasha.

Erayo la-mid ah

dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.dareeme1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafley…dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar …dareemoCaws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gamma…dareen1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. W…dareen1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax …dareen-indheed(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada t…dareensanWax, wax dareemay ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms