Qaamuuska Asalka
dareen-indheed
(-eemo ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada tirijeemin waxay soo qaaddaa dareenka kuuska isha, xuubka isha iyo qanjirka ilmada; waxay ka soo qaaddaa oo kale qayb yar oo sanka gudihiisa ka mid ah iyo maqaarka sanka sunniyaha iyo maqaarka madaxa.
Erayo la-mid ah
dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.dareeme1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafley…dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar …dareemoCaws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gamma…dareen1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. W…dareen1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax …dareen-xanuun(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo bad…dareensanWax, wax dareemay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
