Qaamuuska Asalka
dareeme
(-mayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda. 3. ld dareemo.
Erayo la-mid ah
dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar …dareemoCaws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gamma…dareen1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. W…dareen1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax …dareen-indheed(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada t…dareen-xanuun(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo bad…dareensanWax, wax dareemay ahaansho.

