Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dareen

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. War dhiilo leh. 3. Tuhun; shaki.

Erayo la-mid ah

dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.dareeme1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafley…dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar …dareemoCaws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gamma…dareen-indheed(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada t…dareen-xanuun(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo bad…dareensanWax, wax dareemay ahaansho.dareensanaanld dareensanaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms