Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durriyad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dad aabbe keliya ka soo wada farcamay.

Erayo la-mid ah

durraamashold durraamad.durraamoD. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.durraamo/lg3 (-aantay, -aamatay) 1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) …durrinDhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.durrujeNooc quraca waaweyn ka mid ah.durruqNeef, cudur iyo da' awgeed la tabar darreyn.durruqD. ah: neef, cudur iyo da' la tabar darreeyey.durruqaan1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan x…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms