Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durruqaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.

Erayo la-mid ah

durraamashold durraamad.durraamoD. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.durraamo/lg3 (-aantay, -aamatay) 1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) …durrinDhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.durriyadDad aabbe keliya ka soo wada farcamay.durrujeNooc quraca waaweyn ka mid ah.durruqD. ah: neef, cudur iyo da' la tabar darreeyey.durruqNeef, cudur iyo da' awgeed la tabar darreyn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms