Qaamuuska Asalka
duufso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.
Erayo la-mid ah
duuf1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.duufKu d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.duufaan/dh (-nno, m.dh) Dabayl xoog leh, roob wadata oo waxyeello dâŠduufaan-kulaalay(juqr.) Gobol cadaadis hoose leh, dhulkeedu wuu yar yahay, lâŠduufaan-onkodle(fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeyaâŠduufidld duufÂč (2).duuflaal1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.duuflaalSabool noqosho (cid).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
