Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

duufaan

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-nno, m.dh) Dabayl xoog leh, roob wadata oo waxyeello dhulka gaarsiisa.

Erayo la-mid ah

duuf1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.duufKu d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.duufaan-kulaalay(juqr.) Gobol cadaadis hoose leh, dhulkeedu wuu yar yahay, l…duufaan-onkodle(fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeya…duufidld duuf¹ (2).duuflaal1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.duuflaalSabool noqosho (cid).duuflaalad1. Naag aan wax tashiilan. 2. Naag aan shaqaysato ahayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms