Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

duug4

(-gay, -gtay)
Falg1

Macnaha

1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.

Erayo la-mid ah

duugWax muddo badan lagu dhaq-mayey.duug(qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaari…duug1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld d…duuganWax la xabaalay noqosho.duuganWax la xabaalay ahaansho.duugidld duug² (2), duugis.duugkufaarHanti weyn oo ka kooban badanaa dahab iwm oo ummado hore loo…duugmo1. Daliigidda qof muruqyadu xanuunayaan la daliigo. 2. Jilci…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms