0

dincad

m l

Eeg: dimcad

0

dindimi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: diddimi

0

dindimid

m f dh

Eeg: diddimid

0

dindimin

m dh

Eeg: diddimin

0

dindimis

m l

Eeg: diddimin

0

dindin

m l

Eeg: diddin¹

0

dindinsad

m l

Eeg: diddinsasho

0

dindinsasho

m dh

Eeg: diddinsasho

0

dindinsi

m l

Eeg: diddinsasho

0

dindinso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: diddinso

0

dingax

m dh (-goxo, m.dh)

Nooc dermooyinka ka mid ah oo cawda mayrada laga sameeyo.

0

dingiig

f mg1 (-gay, -gtay)

Eeg: dangiig²

0

dingiigid

m dh

Eeg: dangiigid

0

dingiigsad

m l

Eeg: dangiigsasho

0

dingiigsasho

m dh

Eeg: dangiigsasho

0

dingiigsi

m l

Eeg: dangiigsasho

0

dingiigso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: dangiigso

0

diniimid

m dh

Eeg: diddimid

0

diniin

m l

Eeg: diddin¹

0

dinnaago

m dh

Ci' weyn oo nafleyda qaarkeed samayso sida lo'da, dameeraha iwm. ld dannaago, dinnaaho.

0

dinnaaho

m dh

Eeg: dinnaago

0

dinnaax

m l (-xyo, m.dh)

Nagaar yar, dhulka dhagaxleyda ah ka baxa, kurtun yar u eg; aan lahayn laamo iyo caleemo oo la cuno.

0

dinnad

m dh (-do, m.l)

Dummad; yaanyuuro.

0

dinnadbadeed

m l

Nooc kalluun ka mid ah.

0

dinnayn

m f dh

Eeg: dinnee

0

dinnee

f mg2 (-neeyay, -naysay)

U d.: neef la lisaayo, dinno siin.

0

dinno

m dh

Caano yar oo neefka la lisayo la dhadhansiiyo si uu aad ugu godlado.

0

dinqi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: danaq

0

dinqin

m dh

Eeg: danqid

0

diq

m l kh

1. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.

0

diqaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax dhadhankoodii iyo urtoodii doorsantay ahaansho (biyo).

0

diqaysnaan

m f dh

ld diqaysnaansho.

0

diqaysnaansho

m l

/dh ld diqaysnaan.

0

diqdiq

m l

Eeg: diqdiqo¹

0

diqdiqasho

m f dh

Eeg: diqdiqo²

0

diqdiqayn

m f dh

Eeg: diqdiqee

0

diqdiqee

f g

/mg2 (-qeeyay, -qaysay) 1. (f.g) Cid cunno siin. 2. (f.mg) Labo meelood si joogto ah isaga socodka.

0

diqdiqo

m dh

1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.

0

diqid

m f dh

Eeg: diq²

0

diqo

m dh

1. Yaqyaqsi. 2. Hilib la shiiday oo suugada lagu daro. 3. Meel dhiriq iyo wasakh badan.

0

diqoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Ka d.: wax yaqyaqsi leh aad u nicid.

0

diqoobid

m f dh

Eeg: diqow

0

diqood

m f l

Eeg: diqoo

0

diqow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Diq noqosho (biyo).

0

diqsi

m l

tixsi.

0

dir

m l

Dad ama xoolo isku asal ah oo meel ka soo wada jeed; jaad; dhur.

0

dir4

f g1 (-ray, -rtay)

1. Wax meel joogay ama yiil meel kale aaddin. 2. Ku d.: qof, qof kale xumaan uga dheegid si uu ula colloobo.

0

diraac

m dh

1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal. 2. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.

0

diraacasho

m l

Eeg: diraacsasho

0

diraacgood

m l

Bisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.

0

diraaco

f mg3 (-cday, -catay)

Eeg: diraacso

0

diraacsad

m l

Eeg: diraacsasho

0

diraacsasho

m f dh

ld diraacasho, diraacsad.

0

diraacso

f mg3 (-saday, -satay)

1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.

0

diraal

m l (-llo, m.dh)

1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah. 2. Muhimad gaar ah oo diraal loo xilsaaray.

0

diraaso

m dh

Eeg: daraaso

0

diraddiraale

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiroole.

0

diraddirayn

m dh

ld diraddire, diraddiro.

0

diraddire

m l

Eeg: diraddirayn

0

diraddiree

f g2 (-reeyay, -raysay)

Dad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.

0

diraddiro

m dh

Eeg: diraddire

0

diraddiroole

m l

Eeg: diraddiraale

0

diran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

1. Wax la diray ahaansho. 2. Qof waxgarad ah oo aan tilmaan u baahnayn. 3. Ku d.: wax aad u jecel oo in badan ka isticmaala ahaansho (qof).

0

dirayn

m dh (nax.)

Curiyayaal loo kala saaro kooxkoox hadba sida ay isugu dhowyihiin naxwe ahaan.

0

dire

m l u

Tirxi yar yar, saxarrada soo raaca, oo daba cun cun leh. ld diro.

0

direewal

m l

Eeg: dareewal

0

direys

m l (-syo, m.dh)

Labbis gaar ah oo ay qaataan ciidammada qalabka sida.

0

dirfac

m l

Eeg: dafac

0

dirgasho

m f dh

Eeg: dirgo

0

dirgo

f mg3 (-gaday, -gatay)

Socod jiitaan socosho (nafley).

0

diric

m l (-cyo, m.dh)

1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafiif ah, si holofholof ah u tolan oo haweenku qaataan.

0

diricnimo

m dh

Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.

0

dirid

m f dh

ld diris.

0

diriq

m l (-qyo, m.dh)

Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.

0

diriqsad

m l

Eeg: diriqsasho

0

diriqsasho

m f dh

ld diriqsad, diriqsi.

0

diriqsi

m l

Eeg: diriqsasho

0

diriqso

f g3 (-saday, -satay)

Wax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore looma dirin ee isagaa diriqsaday”.

0

dirir

f mg1 (-ray, -rtay)

Cid la dagaallamid.

0

dįrir

m l

1. Xiddig ifweyn oo naafaha ugu dambeeya oo u dhexeeya dirirday iyo garbo. 2. ld dįrirsagaaro. D. cawleed: gu'ga bartamihiisa.

0

dįrircawleed

m l

Dįrirsagaaro. ld dįrir (2).

0

dirirday

m l

Urur xiddiga ah oo naafuhu ku jiraan oo u dhexeeya koxdinta iyo dirirka.

0

dįriri

f mg2

Habeenka uu didirka la fariisto (dayax).

0

diririd

m f dh

Eeg: dirir²

0

dįririn

m f dh

įriri.

0

dįrirsagaaro

m dh

Bartamaha guga. ld dįrir (2).

0

dirirsan

f mg4 (-naa, -nayd)

La d.: qof, qof kale la dagaalay ahaansho.

0

dirirsanaan

m f dh

ld dirirsanaansho.

0

dirirsanaansho

m l

/dh ld dirirsanaan.

0

dirirsii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Cid dagaal gelin ama ku boorrin.

0

dirirsiin

m f dh

Eeg: dirirsii

0

diris

m dh

Eeg: dirid

0

dirnaan

m f dh

ld dirnaansho.

0

dirnaansho

m l

/dh ld dirnaan.

0

diro

m dh

Eeg: dire

0

dirqi

m l

1. Khasab. 2. (fk) Si dhib leh.

0

dirqin

m f dh

ld dirqis.

0

dirqis

m l

Eeg: dirqin

0

dirri

m l

/dh 1. Ban diiran oo aan cidi ku nooleyn. 2. Digdigo.

0

dirrow

m l

Baaba'; kharrib; laystaan.