Qaamuuska Asalka
dirirsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
La d.: qof, qof kale la dagaalay ahaansho.
Erayo la-mid ah
diric1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafi…diric1. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo d…diricnimoNin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.diridld diris.diriqLiilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda fee…diriqsashold diriqsad, diriqsi.diriqsoWax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore l…dirirDagaal; colaad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
