Qaamuuska Asalka
diriqso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore looma dirin ee isagaa diriqsaday”.
Erayo la-mid ah
diric1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafi…diric1. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo d…diricnimoNin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.diridld diris.diriqLiilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda fee…diriqsashold diriqsad, diriqsi.dirirDagaal; colaad.dirirCid la dagaallamid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
