Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diric

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafiif ah, si holofholof ah u tolan oo haweenku qaataan.

Erayo la-mid ah

diricnimoNin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.diridld diris.diriqLiilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda fee…diriqsashold diriqsad, diriqsi.diriqsoWax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore l…dirirDagaal; colaad.dirirCid la dagaallamid.dirirdayUrur xiddiga ah oo naafuhu ku jiraan oo u dhexeeya koxdinta …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms