Qaamuuska Asalka
diriq
(-qyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.
Erayo la-mid ah
diric1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafi…diric1. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo d…diricnimoNin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.diridld diris.diriqsashold diriqsad, diriqsi.diriqsoWax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore l…dirirDagaal; colaad.dirirCid la dagaallamid.

