Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diraac

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal. 2. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.

Erayo la-mid ah

diraacgoodBisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.diraacsashold diraacasho, diraacsad.diraacso1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto ya…diraal1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah.…diraddiraaleQof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiro…diraddiraynld diraddire, diraddiro.diraddireeDad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.diran1. Wax la diray ahaansho. 2. Qof waxgarad ah oo aan tilmaan …
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms