Qaamuuska Asalka
diraal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah. 2. Muhimad gaar ah oo diraal loo xilsaaray.
Erayo la-mid ah
diraac1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u d…diraacgoodBisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.diraacsashold diraacasho, diraacsad.diraacso1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto ya…diraddiraaleQof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiro…diraddiraynld diraddire, diraddiro.diraddireeDad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.diran1. Wax la diray ahaansho. 2. Qof waxgarad ah oo aan tilmaan …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
