Qaamuuska Asalka
diraddiraale
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiroole.
Erayo la-mid ah
diraac1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u d…diraacgoodBisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.diraacsashold diraacasho, diraacsad.diraacso1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto ya…diraal1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah.…diraddiraynld diraddire, diraddiro.diraddireeDad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.diran1. Wax la diray ahaansho. 2. Qof waxgarad ah oo aan tilmaan …

