Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diraacso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.

Erayo la-mid ah

diraac1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u d…diraacgoodBisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.diraacsashold diraacasho, diraacsad.diraal1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah.…diraddiraaleQof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiro…diraddiraynld diraddire, diraddiro.diraddireeDad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.diran1. Wax la diray ahaansho. 2. Qof waxgarad ah oo aan tilmaan …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms