Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daraaso

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado. ld daraasad, diraaso.

Erayo la-mid ah

daraafNuqul, bartilmaan.daraasaddiraaso.daraawiish1. Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo c…darab1. Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan…darab1. Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee qu…darab1. Wax diyaarin. 2. Weel aleelayn.darabqaadashold darabdhaqasho.darabqaadoSaxaro iyo kaadi iska dhiqid. ld darabdhaqo.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms