Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daraawiish

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

1. Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo colaaddaba. 2. Qayb ka mid ah Ciidanka booliiska oo qaabilsan amniga reer guuraaga. 3. eeg darwiish.

Erayo la-mid ah

daraafNuqul, bartilmaan.daraasaddiraaso.daraasoBaaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaa…darab1. Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan…darab1. Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee qu…darab1. Wax diyaarin. 2. Weel aleelayn.darabqaadashold darabdhaqasho.darabqaadoSaxaro iyo kaadi iska dhiqid. ld darabdhaqo.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms