Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diq

MagacLafdheerikh

Macnaha

1. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.

Erayo la-mid ah

diqaysanWax dhadhankoodii iyo urtoodii doorsantay ahaansho (biyo).diqaysnaanld diqaysnaansho.diqaysnaansho/dh ld diqaysnaan.diqdiqWadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri …diqdiqee/mg2 (-qeeyay, -qaysay) 1. (f.g) Cid cunno siin. 2. (f.mg) L…diqdiqo1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo…diqdiqoKu d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.diqo1. Yaqyaqsi. 2. Hilib la shiiday oo suugada lagu daro. 3. Me…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms