Qaamuuska Asalka
dangiigso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso. dango m.dh Garabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd.
Erayo la-mid ah
dangaloWax ay isu yihiin naago la wada qabo.dangaraaroMadax wareer.dangaraarooDangararo dareemid (qof).dangeeCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.dangeynld dangeys.dangeysanCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.dangeysnaanld dangeysnaansho.dangeysnaansho/dh ld dangeysnaan.

