Qaamuuska Asalka
dangee
(-geeyay, -geysay)Falg2
Macnaha
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
Erayo la-mid ah
dangaloWax ay isu yihiin naago la wada qabo.dangaraaroMadax wareer.dangaraarooDangararo dareemid (qof).dangeynld dangeys.dangeysanCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.dangeysnaanld dangeysnaansho.dangeysnaansho/dh ld dangeysnaan.dangiig1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiā¦

