Qaamuuska Asalka
dangaraaroo
(-ooday, -ootay)Falmg3
Macnaha
Dangararo dareemid (qof).
Erayo la-mid ah
dangaloWax ay isu yihiin naago la wada qabo.dangaraaroMadax wareer.dangeeCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.dangeynld dangeys.dangeysanCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.dangeysnaanld dangeysnaansho.dangeysnaansho/dh ld dangeysnaan.dangiig1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
