Qaamuuska Asalka
dir
MagacLafdheeri
Macnaha
Dad ama xoolo isku asal ah oo meel ka soo wada jeed; jaad; dhur.
Erayo la-mid ah
dir41. Wax meel joogay ama yiil meel kale aaddin. 2. Ku d.: qof,…diraac1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u d…diraacgoodBisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.diraacsashold diraacasho, diraacsad.diraacso1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto ya…diraal1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah.…diraddiraaleQof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiro…diraddiraynld diraddire, diraddiro.

