Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
š Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
diddinso
(-saday, -satay)
Fal
g3
Macnaha
Hoore yar meel ka shubasho. ld dindinso.
ā Dib u noqo
ā Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
diddimi
Hoore yar, si aayar ah u shubid. ld dindimi.
diddimid
ld dindimid, dundumid.
diddimin
ld diddimis, dindimin, dindimis.
diddin
In yar oo hoore ah. ld dindin¹.
diddin
In yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².
diddinsasho
ld diddinsad, diddinsi, dindinsad, dindinsasho.
Erayga Manta
baanise
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld baā¦