Erayo la-mid ah
dinnaagoCi' weyn oo nafleyda qaarkeed samayso sida lo'da, dameeraha …dinnaaxNagaar yar, dhulka dhagaxleyda ah ka baxa, kurtun yar u eg; …dinnadDummad; yaanyuuro.dinnadbadeedNooc kalluun ka mid ah.dinneeU d.: neef la lisaayo, dinno siin.dinnoCaano yar oo neefka la lisayo la dhadhansiiyo si uu aad ugu …

